
GARO CADOWGAAGA DUULAANKA MASKAXDA
Hardback347 pagina’sEngels
Buuga Duulaanka Maskaxda, waa buug musalsal ah oo isku xeran. Waa sidii silsilada oo kale. Midba midka kale ayuu kuu sii dhiibayaa. Buugaan aan ku magacaabay GARO CADOWGAAGA. Waxaan si qoto dheer u dul istaagi doonnaa inaan barano cadowgeena. Waa kuma cadowgeena?Ma cadow baan laheyn?Cadow inaga fog miyaa?Mise waa mid ina dhex jooga? Su’aalahaas iyo kuwo ka badan jawaabahooda ayaad buugaan ku ogaan doontaa.Buuga GARO CADOWGAAGA. Waxaad ku ogaan doontaa reer galbeedka cida ay yihiin. Qaabkii ay ku heleen maamulka dunida. Wadadii ay dadka soo marsiiyeen. Sidii ay awoodaan ku heleen, iyo wadankeena waxay maanta ku sameynayaan. Sababta ay cadaankaan qaxooti u qaataan. Sababta ku kaliftay inay umad kale dalalkooda burburiyaan, ka dibna ay mucaawino u geeyaan. Dadkoodane ay dalalkooda kusoo dhaweeyaan, iyagoo qorshe ka weyn damacsan. Sirta iyo dhagarta arinkaas ku duugan ayaad ogaan doontaa. Somalida dalalkooda tagay maxay kala kulmeen dadkaas?Cusbada iyo sokorta waa isku midab, markii kor laga arkaayo.La wareeg xornimadaada. Inta aysan dunida la wareegin. Si aan xaaladeena u fahamno. Waa inaa marka hore tooda baranaa. Taariikhda waa mid soo noqnoqoto.
In het kort
ISBN-13
9789403748269
Uitgever
Verschenen
30 oktober 2024
Imprint
Druk
1
Bibliografisch
ISBN-139789403748269
Editie1
Druk1
TaalEngels eng
Pagina’s347
GeïllustreerdNee
Uitgave
UitgeverMijnbestseller B.V.
ImprintBookmundo
CB-relatie-id7543708
Verschenen30 oktober 2024
StatusOnbekend 00
BeschikbaarheidContact leverancier 99
Adviesprijs (incl. btw)€ 34,59
Vorm & inhoud
ProductvormHardback BB
SamenstellingLos product
Classificatie
NUR (hoofd)Educatieve uitgaven algemeen 100
NUR (alle)100 Educatieve uitgaven algemeen
Medewerkers
Auteur A01Asmo Khalid
Herkomst
Werk-id (NSTC)501591414
MeldingBevestigd bij publicatie 03
Bijgewerkt6 augustus 2026
Lijkt op dit boek

ENG A1/A2

3 maanden | Online licentie SVH Ondernemingsplan

Mysterie in het kabouterbos

Het Oranje Kruis Theorieboek EHBO

Sportitude - Van houding naar beroepshouding

Plannen en organiseren van logistieke processen | combipakket

Mind Mapping Notizbuch: – Klar denken, kreativ handeln!

Keuzedeel Voorbereiding hbo sociaal domein

Axistase: De drempel van vorm

Edu4all DP Stappenplannen
NSTC 501591414 · CB-relatie 7543708 · Bijgewerkt 6 augustus 2026