
QORSHIHII MADOOBAA DUULAANKA MASKAXDA
Hardback333 pagina’sEngels
Gaaladaan sirtooda ayaan kashifi doonnaa. Qorshihii ay dalkeena la damacsanaayeen uu Ilaahay swt inaga badbaadiyay muxuu yahay?Maxay tahay sababta ay dalalka Muslimiinta u weerarayaan?Sababta ay diinteena, dadkeena, dalkeena iyo maskaxdeena duulaanka ay ugu soo qaadeen ayaad ku ogaan doontaa.Buugaan waxaa ku jiro. Qorshahooda madoobaay ay dunida ku maamulaan. Somaliya sidii ay ku burburiyeen. Somalida sidii ay iskugu direen.Hadaanan maanta ka dagin wadadaan aan saaran nahay.Waxaa na asiibaayo wixii walaalaheena iyo dariskeena asiibay.Buugaan waxaan kaga hadli doonnaa gaaladaan sidii ay ku heleen awooda dunida. Gaar ahaan reer galbeedka. Qorshahooda madoobaay waxa uu ahaa ayaan dul istaagi doonnaa. Si aad u ogaatid halista ay kula doonayaan, iyo in aad u yeelatid awood aad is kaga difaacdid cadowgaan qarsoon aysan isha qaban karin. Iyaga ayaa umad walba dhibaateeya. Isla iyagii ayeey umad walba ka doontaan nawad iyo badbaado. Maxay tahay waxa ku kalifay in ay umada sidaan u galaan?Wax yaalaha maanta dunida ka dhacaayaan. Gaar ahaan wadankeena waxa ka dhacaayo ayaad jawaab u heleysaa. Wax walba oo dhaco ma iska dhacaayaan. Qorshe weyn ayaa ka dambeeyo.
In het kort
ISBN-13
9789403748276
Uitgever
Verschenen
30 oktober 2024
Imprint
Druk
1
Bibliografisch
ISBN-139789403748276
Editie1
Druk1
TaalEngels eng
Pagina’s333
GeïllustreerdNee
Uitgave
UitgeverMijnbestseller B.V.
ImprintBookmundo
CB-relatie-id7543708
Verschenen30 oktober 2024
StatusOnbekend 00
BeschikbaarheidContact leverancier 99
Adviesprijs (incl. btw)€ 34,44
Vorm & inhoud
ProductvormHardback BB
SamenstellingLos product
Classificatie
NUR (hoofd)Mens en maatschappij algemeen 130
NUR (alle)130 Mens en maatschappij algemeen
Medewerkers
Auteur A01Asmo Khalid
Herkomst
Werk-id (NSTC)501591415
MeldingBevestigd bij publicatie 03
Bijgewerkt6 augustus 2026
Lijkt op dit boek
NSTC 501591415 · CB-relatie 7543708 · Bijgewerkt 6 augustus 2026









